Add to Book Shelf
Flag as Inappropriate
Email this Book

Dameeri Dhaan Raacday : Hadal ku Saabsan is Addoomaynta

By de la Boetie, Etienne

Click here to view

Book Id: WPLBN0003468621
Format Type: PDF eBook:
File Size: 0.7 MB
Reproduction Date: 4/4/2015

Title: Dameeri Dhaan Raacday : Hadal ku Saabsan is Addoomaynta  
Author: de la Boetie, Etienne
Volume: Volume 1
Language: Somali
Subject: Non Fiction, Social Sciences, Politics
Collections: Politics, Authors Community, Political Sociology, Favorites from the National Library of China, Social Sciences, Sociology, Literature, Most Popular Books in China, Political Science
Historic
Publication Date:
2015
Publisher: Cali Antoni
Member Page: Ali Antoni

Citation

APA MLA Chicago

De La Boetie, B. E. (2015). Dameeri Dhaan Raacday : Hadal ku Saabsan is Addoomaynta. Retrieved from http://www.gutenberg.cc/


Description
Buuggan oo ka kooban 28 baal, kelmed kelmed looma turjumin, waa lifaaq ka samaysmay fikaradaha dhaxal reebka asal ahaan ku xusaan buugii la soo turjumay iyo kuwa kale oo ku salaysan waaqica bani-aadamka hadda jira. Wuxuu kaa caawinayaa fahmida sida bani aadamka loogu siro in ay raalli ka noqdaan inay isu addoomeeyaan kooxaha qoriga caaraddiisa ku ceesha haba ku soo gabadaan magac diimeed, mid dawlad gobolaysi ama mid federaalba.

Summary
Sidee ku dhacday daaquud (tyrant) xukun iyo awood haysta dadkana dhiba uu kursiga ku raago waqti dheer? Etienne dela boetie (1530-1536), isagoo 18 jir ayuu qoray oo ka bixiyay jawaab oo ilaa hadda ansax ku ah su,aashaas. Hala dagaalamin, waxna ha ka qaadan, kaliya adigu isaga waxba ha siin hana u oggolaan. Daaquudku wuxuu sii joogi inta dadku ka yeelayaan ayuu si layaab leh Etienne inoogu sheegayaa. Dadka ku hoos nool nidaam daaquud (somalia, ethiopia, iyo maalmahan danbe kenya) waxaa ka dhaadhacsan in aan la waayi karin nidaamka ama lagama maarmaan ay tahay, sida dadka haddii lagu khasbo in koontrool loo sameeyo inay aaminaan in haddii koontrool ka la waayo uu amnigu faraha ka baxayo arrinka waxaa saa ka dhigayana ay tahay caadaysiga.

Excerpt
Ma arko khayr ka soo socda dhowr madax ah oo ii talisa Mid kaliya ha ahaado taliye, mid kaliya ha ahaado boqor. Kelmedahaas ayuu Homer afka Yulisis galiyay, isaga oo u khudbaynaya dadwaynaha. hadduusan waxba ku darin, hadalka "Ma arko khayr ka soo socda dhowr madax ah oo ii talisaā€¯ waxay noqon lahayd hadal qumman, waxayna ahayd inuu ku ekeeyo xukun dhowr taliye leh khayr maleh, sababtuna tahay awooda halka shaqsi qudheeda isla marka uu helo magaca taliye guud, wuxuu noqdaa mid dadka silciyo oo gar maqaate ah. Yulisis wuxuu dhahaayo waa daacsi-daacsi.

Table of Contents
Hordhac Qaybta Koowaad Qaybta Labaad Qaybta Saddexaad

 
 



Copyright © World Library Foundation. All rights reserved. eBooks from Project Gutenberg are sponsored by the World Library Foundation,
a 501c(4) Member's Support Non-Profit Organization, and is NOT affiliated with any governmental agency or department.